Feysal Waraabe oo sheegay in dagaalka Laascaanood ay wadaan xulufadii Siyaad Barre

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka in ka badan 20-maalmood ka socda magaalada Laascaanood ee sababay kharaaha badan ee isugu jira dhimashada iyo dhaawaca. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo ciidamo kale oo taabacsan dadka deegaanka Laascaanood, kuwaa oo ka gadooday dilal iyo arxan darro ay … Continue reading Feysal Waraabe oo sheegay in dagaalka Laascaanood ay wadaan xulufadii Siyaad Barre